Munaasibadi Lago Sagootinyey Ardayda Dugsiga Faarax Omaar Oo Maanta Loo Qabtay + Sawiro

0
1259

Ardayda Dugsiga Faarax Omaar Oo Munasabad Sagootina Lo Qabtay Sanad Dugsiyedka 2016Iyo 2017 Ayaa waxa maanta Hotel Guulled Ee Magaaladda Hargeysa Logu Qabtay Xaflada Si Fiican Loo Soo Agaasimay Oo Ay Isku Soo Dabaridaan Ardayda Dugsiga Iyo Maamulka Dugsiga Siciid Cabdi Shiil

Hadaba Xafladan aya waxay U Dhaxaday Sidan Iyada Oo Jawi Degan Ku Bilaabmatay Ayaa waxa Markii aay khudbada Dhameystan Ardayd Waxay Jaisado Gudoonsiyaan Macaliinta Iskuulka Iyo Maamulaha Iskuulka