Xukuumadda Somaliland ayaa xilkii ka qaaday masuulkii dhawaan hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ka hor istaagay inuu gudaha u galo cusbitaalka Caynaba,waxaana ka hadlay arrinkan maax-dhaqameedka magaalada Caynaba,