Dr Bulxan oo ka mid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa maanta sharraxaad ka bixiyey sababaha ay xukuumadda Somaliland u joojisay socdaalkiisii uu ku tagi lahaa magaalada muqdisho oo uu sheegay in uu Muqdisho kusoo bandhigayo qaddiyada Somaliland.