Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo uga yimid wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Halkan Hoos ka DAAWO Guddoomiye Cirro oo arrimaha ka hadlaya