Shacabka ku dhaqan Magaaladda Laascaanood, ayaa naqdiyay tallaabadii madaxweynaha kooxda Khaatumo ee Cali Khaliif ay Axadii shalay ay koox hubaysani iska hortaagtay inuu ka dhoofo madaarka Buuhoodle.

Shabakada khaatumonews, ayaa baahisay dad ay ra’yigooda ka soo qabteen oo ka hadlay dhacdadii Cali Khaliif kaga dhacday magaalada Buuhoodle.