Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa digniin u diray siyaasiyiinta ka dayriyay saldhiga milllatari ee dawladda Imaaraadka Carabtu ka calmatay Madaarka Berbera