Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen Madaxweynaha, ku xigeenkiisa, hoggaamiyeyaasha Axsaabta iyo Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada, ayaa si wada jir ah isula qaatay in aanay doorashadu ku qabsoomi karin xilligii hore loogu cayimay doorashada madaxtooyada ee ahaa 28March 2017.

Natiijada shirkan ayaa markii uu dhamaaday waxa warbaahinta u soo bandhigay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), hadalkaasi oo dhameystiran halkan ka daawo.