Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” ayaa maanta  La Wareegay Diyaarad Daawooyin Ah Oo Ay Keentay Hay’ada WHO Oo Kasoo Jawaabtay Codsigii Wasaaradu Ugudbisay Hay’daha Lashaqeeya Wasaarada Caafimaadka Somaliland.