SAWIRKA TODDOBAADKA: DAAWO Sawirro Is Macnaynaya Oo Ku Saabsan Cali Gurey Oo Toddoba Sanno Kadib Mar Kale Ka Dhex Hillaacay Xisbiga KULMIYE

“KULMIYE waxaa Isugu Kaaya Dembeysay  Toddoba Sanno Ka Hor Annagoo Is Bedel Doon Ah, Berigaasna   Waanigii Ka BAxay,  Waxaanse Idiin Sheegayaa….”

“KULMIYE waxaa Isugu Kaaya Dembeysay  Toddoba Sanno Ka Hor Annagoo Is Bedel Doon Ah, Berigaasna Waan Saluugay Isbedeldoonka Oo Waanigii Ka BAxay, Welina Toddoba sanadood Oo Kale Ayaan Isbedeldoonka Raadkiisii Ku Jiifay, Sidaan U Wadayna KULMIYE Ayaan Haddana Dib U Soo GAlay .Waxaanse Idiin Sheegayaa Wax Fara Badan Waan Soo Arkay, Runtiina Isbedel Kasta Oo Aynu Maanta U Baahannahay Xisbi Mucaarid Ah Oo Keeni Karayaa Ma Jiro. Maanta waxaynu U Baahannahay Hoggaan Adag, Hoggaankaas Adagna Waxaynu Haynaa Maanta Muuse Biixi, Taasi Ayaana Sabab U Ah Inaan Mar Kale Taageero KULMIYE”.