Waftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti ee ku sugnaa Magaalada Hargeysa ayaa maanta bookhday taliska ciidamada booliska Somaliland