Deg Deg: Masuulyiintii Ugu Badnaa Oo Iska Casilay Xisbiga UCID C

0
1196
Deg Deg: Masuulyiintii Ugu Badnaa Oo Iska Casilay Xisbiga UCID
Deg Deg: Masuulyiintii Ugu Badnaa Oo Iska Casilay Xisbiga UCID

Masuulyiintii ugu badnaa ee mar keliya iska casisha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid

ayaa sheegay inay iska casileen gabi ahaanba xisbiga Ucid xilalkii ay ka hayeen iyo xubnihii ay ka ahaayeenba, sida lagu sheegay war saxaafadeed ay soo saareen xubnaha xisbigaa iska casilay oo waxaana uu udhignaa sidan:-

 

 

Ku: Hoganka xisbiga UCID

Og: Dhamaan Tagarayasha Xisbiga Ucid

Ujeedo: Iscasilaad

Anagoo ah Xubnihiii Xisbiga Ucid ee North America Waxaanu Maanta oo ay taarikhdu tahay November 16th 2016 iska casilnay xilalkii aynu ka haynay Xisbiga Ucid iyo xubinimadii intaba, ka dib markii hogaanka xisbigu baalmaray xeerki xisbiga iyo dhamaan heshiisyadi labada garab ay ku midoobeen sanadku marku aha July 12, 2012.

Sidaas darteed hadii aanu nahay garabkii uu hogaaminayey Jamal Ali Hussein waxaanu gabi ahaanba iska casilnay xilalkii aanu ka haynay xisbiga UCID.

Xubnaha UCID USA

1- Hassan Yonis Abdilahi

Gudomiyaha Xisbiga UCId ee USA

2- Ibrahim Abdillahi Maxamed “Awliyo”

Gudomiyaha Gobolka California USA

3- Ali Bade Farax

Gudomiyaha Gobolka Minnesota USA

4- Abdirahman Ali Nuur

Gudomiyaha Gobolka Kansas USA

 

 

5- Ahmed Goran Hassan

Xoghayaha Guud ee Gobolka Galbeedka America

6- Rachid Carale

Gudomiyaha Gobolka Galbeedka America – USA

Xubnaha CANADA

1- Ahmed Cali Ibrahim Sabeyse

Gudomiyaha Xisbiga UCID – Canada

2- Shuaib Abdillahi Hussein

Gudomiyaha Xisbiga Ucid ee Toronto

3- Abdikarim Musse Meigag

Xoghayaha Guud Xisbiga Ucid ee Canada

4- Farax Cali Farah

Gudomiyaha Garabka Haweeka Xisbiga Ucid Canada

5- Safiya Muxumad Qalinle

Gudomiye ku Xigeenka Haweeka Canada

6- Abdifatax Abdillahi Jireh

Gudomiyaha Garabka dhalinyarada -Canada

7- Fowsiya Mohamud Nur

Xoghayaha Maaliyada Xisbiga Ucid Canada

8- Kamal Ali Jireh

Gudomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Alberta

 

 

 

9- Mohamud Ahmed Xayd

Gudomiyaha ku xigeenka Gobolka Alberta

10- Mujahid Shamiis Qardajeex

Xoghayaha Abaabulka Iyo wacyigalinta – Gobolka Alberta

11-Fowsiya Habe

Gudomiyaha garabka haweeka Gobolka Alberta

12- Maxamuud Abdi Jirde

Gudomiyaha Garabka dhalinyarada – Gobolka Alberta

13- Abdillahi Maxamed Bekeeri

Gudomiyaha Ucid ee Gobolka Ottawa

14- Musse Galbeeti

Xoghayaha Xisbiga Alberta

Guul iyo Gobanimo