Guddoomiyaha KULMIYE Mudane Muse Biixi Cabdi oo Ku Baaqay In Maalin Lacagta Qaadka Loogu Deeqo Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen.

Guddoomiyaha Xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE ahna musharaxa jagada Madaxweynaha  Muuse Biixi Cabdi,ayaa  ugu baaqay bulshada reer Somaliland in  hal maalin kaliya in loogu deeqo lacagta qaadka dadka abaaruhu ku dhufteen.

Waxaa kale oo uu ka hadlay sida loogu baahan yahay in laga koro qabyaaladda.