Waddani Oo Badhasaabka Togdheer Ku Wareejiyay Deeq Uu Abaaraha Ugu Tallo Galay

0
865

-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo isaga iyo weftiguu hoggaaminayaa ay socdaal ujeedkiisu yahay gurmadka Abaaraha deegaanada bariga Somaliland u joogaan magaalada Burco, ayaa ka hadlay qaadhaan raashin ah iyo deeqo lacaggeed oo biyo dhaamis ah ba ku wareejiyey guddida abaaraha heer qaran ee Xisbiga WADDANI, waxaana uu sheegay in abaaraha ka jira deegaanada barigu ay yihiin kuwo mudan in mucaarad iyo muxaafad ba si wada jir ah looggu gurmado isla mar ahaantaana ka Xisbi ahaan ay wixii taageero iyo taakuleyn ba ah soo gaadhsiinayaan guddida Abaaraha heer gobal iyo heer qaran ee Somaliland.