waxay u dhignay sidan:
1. Shirkada Dahabshiil Group waxay bixisay laba boqol oo kun oo doolar (200.000$)
2. Shirkada TELESOM waxay bixisay Boqol iyo konton kun oo doolar (150.000$) oo laba qaybood ah. Sideetan kun 80. 000 $ oo ay guddida ku wareejinayso iyo todobaatan kun (70.000$) oo ay gobolada kaga yabooheen.
3. Shirkada OOMAR waxa ay ku yabooday raashin dhan afar kun oo qoys oo gaahaysa laba boqol oo kun oo doolar (200.000$).
4. Shirkada Somcable waxay ku yaboohday laba boqol oo kun oo doolar (200.000$) oo khaash ah.
5. Xaaji Baxsane (Red Sea company) wuxuu ku yaboohay kontan kun oo doolar ( 50. 000$).
6. Shirkada Al Harbi waxay ku habooday Sideetan kun oo doolar (80. 000$), oo isugu jira sodon kun (30. 000$) oo doolar oo kaash ah Iyo konton kun (50. 000$) oo raashin ah.
7. Shirkada Haamaha kaydka Shidaalka Berbera (BOG) waxay ku yabooheen Boqol iyo konton kun oo doolar (150.000$).
Isug gaynta guud ay tahay Malyuun iyo Shan iyo Sodon kun oo Doolar ah ( 1. 035.000$) oo 715.000 $ oo doolar ay naqad tahay. waxa kale oo kun doolar(1.000$) bixiyey Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen oo shirka ku sugnaa.