War Deg Deg Ah:- Guddida Diwaangalinta Ururada Siyaasiga Ah Iminka Warbaahinta Kana Hadlay Shirarka Ay Qabsadeen Garabada Xisbiga UCID Ka Sharciga Ah.

0
1102

Gudida Diwaangalinta Ururada siyaasiga ah ayaa waxaa ay ka hadleen shirarka ay kala qabsadeen labada garab ee xisbiga UCID ka sharciga waafaqsan

Gudidu waxaa ay si cad u sheegen in shirka uu qabsadey garabka Gudoomiye Faysal Cali Waraaabe uu waafqsan yahay qararkii maxkamada sare isla markaana uu yahay ka ay gudi ahaan u aqoonsan yahiin in uu sharci yahay

Sidoo kale gudida waxaa ay sheegtay in shirka ay qabsadeen garabka Jamaal Cali Xussen aanu waafaqsanen qaraaarkii maxkamada sare isla markaana uu sharci daro yahay .

Dhinca kale gudida oo ka hadashey in uu Muj.Cali Guray ka mid yahay hogaanka xisbiga UCID waxaa ay gudidu sheegtay in aanu ka mid aheyn CaliGuray hogaanka xisbiga Isla markaana gudoomiye nimadiisa shirkii lagu ansixin lahaa uu yahay kan uu Faysal Qabsadey .