War Deg Deg :- Garabkii Jamaal Cali Xussen Oo Doortey Gudoomiye Cusub Oo Xisbiga UCID Yeelan Doono

0
827

rabki Jamaal Cali Xussen ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta

dibad joog ka ahaa shirka aan aadiga aheyn ee garabka gudoomiye Faysal cali waraabe ku qabsanaayo magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay doorteen gudoomiye Cusub oo xisbiga UCID yeelan Doono .

Garabka Musharax Jamaal ayaa waxaa ay gudoomiyaha cusub ee xisbiga UCID u dooteen gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga Mr. Sabca .

Waxaa xusid muddan in garabkan loo diiday in ay shir ku qabsadaan hotelada Magaalada Hargeysa isla markaana waxaa ay gudoomiyaha cusub ku doorteen afaafka hore ee hotel Maansoor

Arintan ayaa waxaa ay ku soo beegmaysa xili garabka kale ee gudomye Faysal Cali waraabe shir aan caadi aheyn ku qabsadey magaalada Hargeysa isla markaana uu ku laalay dhamaan hishiis yadii xisbigu la galay garabka Jamaal Cali Xussen Hogaaminayo