Gudoomiyaha  xisbiga  mucaaridka  ah ee UCID  Injineer  Faysal Cali Waraabe ayaa daboolka  ka qaaday  wakhtiga  rasmiga  ah  ee  ay  qabsanayaan  shirkii  aan  caadiga aheyn,  kaas  oo  lagu  waday  inuu  maanta  qabsoomo  hase  ahate  dib  u  dhacay.