Shirkadda Caalamiga ah ee Dahabshiil oo Tababar u soo xidhay Shaqaalaheeda Dalka Kenya.

Shirkada Caalamiga ah Ee Dahabshiil ayaa siminaar Heer Calami ah Uqabatay Gaar ahan kowa ka qayb gala Dalka Kenya una qabatay siminaar kur loogu qaadayo Aqoontoda oo ku sahabsana habakay kula macaamuli lahayeen Maacamiishada Ku Xidhan Shirkada Dahabshiil waliba sida lacagaha la iskugu dirro loona waafajin leha sharciga caalamiga ah waliba ka Dalka Kenya.

Siminaarkan oo ay bixinayey macalim ajnabi ah ayaa ah mid lagu fahansinayey waxyaabo badan oo la xidhadha dhanka sharciyadda Madama ay Dahabshiil Tahay shirkada sharciyeysan ee ka Diiwaangashan Dalaka kenya.

Waxana Kulanka ka hadlay xasan Geedi iyo deeq cabdillahi, yaasiin shakir oo ka mid ah masuuliyiinta shirkada Dahabshiil Waxanay Faahfaahin ka Bixiyeen siminaarka ay uqabteen shaqaalaha shirkada Dahabshiil.

Waxa igu horayntii ka Hadlay Xasan Geedi waxanu yidhi :

“Runtii Ujeedada kulankan aanu usamaynay waxa wayeen wayb trening oo ay shirkado Juhdi Badan galiso inay shaqaalaheega ku Tobabarto oo ay aqoontada Ku Dhisto waxanan Rajayna Inad ka fa,idaysaten waxa halka macalinku inaga siyow Ee Tobabar ah inaad ka Faaidaysataan Oo Dibnaha Shirkadda Loo galiyo inta shirkadaha Kala ka socdaana ay ka fa,idaysteen waxana inala Gudboon Wixi anfac ah Ee Aan Dhawrki bilood samaynow Inan Shirkada Dib ugalino”

Waxana sido kale ka hadlay Goobta Deeq Cbdilllahi Yaasiin Shaakir waxanu Yidhi:

“Ta Koowad waxan uga jeednah in qofkii shaqaala ah Aqoontiisa iyo macrifadiisa oo u leyahay Sharciyada Shaqada Inay Gorto Hurana waynu usoo qadanay Dibna waynu usoo qadanayna barnaamijo yaro kale, Muhiimada Koowadna waa inan Kobcinow Shaqaalaha Aqoontiisa taasina waxay suurto galinaysa qof ka shaqaalaha ahinu noqdo qof mar walba la jaanqadayah isbadalada Sharciyadda.

Si aynu marka u ilaaliyo sharciga iyo costemar-kan u ilaaliyo Mihiimada Labaad ee meesha ku jirta waxa weeyan inu qofku sameeyo hab uu sharxo usoo dhawayo sharciyada shaqaynaya taasina macnaheego waxay tahay mid kale xadaynayah qofka costemarka ah iyo shaqadii loo qabanyey oo u qofku marka sameeyo waji ama awood u yeesho inu ku soo dhaweeyo qofka sharciyada oo isaga wixisi la ilaalinyo amaanada la ilaalinya waa tii costamarka qofka shaqaalaha ihina tuu ka shaqaynaya waa taa waxan inbadan ugu soo cel-celinayna ina hawsha inu qofku mar walba habayo shaqdiisa oo u kobciyo aqoontiisa”