Daahfurka Laantii Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE ku Yeesho Dalka Finland

0
890
Daahfurka Laantii Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE ku Yeesho Dalka Finland
Xisbiga Kulmiye oo Laantii Saddexaad ka Furay Dalka Finland.

Xisbiga KULMIYE ayaa u xafladeeyey laantii saddexaad ee uu ku yeesho dalka Finland ee Qaaradda Yurub oo uu xisbigu ku leeyahay taageerayaal fara badan.

Xaflad loo sameeyey daahfurka laan cusub oo xisbiga KULMIYE ku yeeshay Gobolka Tutku ee Finland, waxa ka qaybgalay masuuliyiinta xisbiga ee Finland iyo taageerayaal badan oo reer KULMIYE ah.

Waxa kaloo xafladda qayb ka ahaa soo dhawaynta siyaasiyiin iyo taageerayaal cusub oo ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Finland oo ku biiray xisbiga KULMIYE.

Daahfurka Laantii Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE ku Yeesho Dalka Finland Daahfurka Laantii Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE ku Yeesho Dalka Finland Daahfurka Laantii Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE ku Yeesho Dalka Finland Daahfurka Laantii Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE ku Yeesho Dalka Finland Daahfurka Laantii Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE ku Yeesho Dalka Finland Daahfurka Laantii Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE ku Yeesho Dalka Finland