Wafti uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer