Xildhibaan Xassan Cawaale Caynaan oo ka tirsan mudanaayaasha  golaha wakiilada isla markaana ku abtirsada xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye  oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in uu ku baaqayo  muddo kordhin loo sameeyo madaxweyne Siilanyo .

Xildhibaanka  ayaa waxaa uu sabab uga dhigay abaaro xoogan oo dalka ka jira iyo madaxweyne Siilanyo oo uu sheegay in uu wax qabad badan sameeyey