Siyaasiga weyn ee Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka jawaabay hadal uu si khalad ah u turjumay Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, kaas oo uu Maxamed Biixi ku eedeeyay inuu KULMIYE burburinaayo. Balse Maxamed Biixi Yoonis oo maanta ka hadlaayay Munaasibad ballaadhan oo Beesha Hawd iyo Hargaysa ee Arab cududoodi Xisbiga WADDANI ugu waregeen, ayaa sheegay inuu yidhi hadana leeyay inay qabyaalada dalka aafaysay ee KULMIYE wado burburinayaan.