Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley siyaasiyiintii isbaheysiga Kulmiye ee ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Maxamed Kaahin Cabdi gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye oo arintaasi ka hadlay ayaa waxaa uu siyaasiyiintaasi ka dabo tuuray hadlo u muuqdey aflagaado iyo cey isaga oo ku sifeeyey dhamaan masuulyiintii is Casilay in ay ahayeen qaar khaayimiin ah