Guddoomiyaha gollaha wakiillada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madal lagu soo xidhiyay diwaangalinta codbixiyeyaasha Somaliland