Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo iyo Cali Khaliif Galaydh oo ku Kulmaya Dubia

0
1031

Madaxweynuhu wuxu Dubia u sii Dhaafidoona Dalka Ingiriiska

Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed  Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Galinka danbe ee maanta ka dhoofidoona Madaarka caalamiga ah ee Cigaal, waxaanu Madaxweynuhu u Safridoona Dalka Imaaradka Carabta, Warar xogogaal ah oo Wargeyska Waaheen halay ayaa sheegaya in madaxweynaha iyo Cali khaliif Galaydh ku kulmidoonan Dubia, waxana la Filayaa in ay ka wadahadlaan Wadahadal u bilaamay Somaliland iyo Khaatumo, waxana la filayaa in uu Madaxweynuhu ku qanciyo in uu dawladiisa iyo Dadkiisa wax la qaybsado, dhanka kale madaxweynuhu wuxu u sii dhaafidoona Dalka Ingiirska oo uu muddo ku maqnaandoono.