Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in uu magac cusub isagu u bixiyey wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire