Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Soo Saaray Amaro Uu Hore Ugu Fashilmay Fulintooda Wasiir Waran-cadde.

0
960

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta soo saaray wareegto uu hore u soo saaray wasiirkii shaqada uga horreeyay ee Cali maxamed Waran-cadde ku fashilmay fulintooda oo uu ku sheegay in la hakiyay caleemo saarka Madax-dhaqameedka

No Calmo saare