Somaliland: Wasaaradda Beeraha iyo Wakaaladda Biyaha oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah

0
849

Wasiirka Beeraha Somaliland iyo Gudoomiuaha Wakaaladda Biyaha Hargeisa oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah oo ku Guulaysatay Qandaraas ka la Bixinayey.

Gudoomiyaha Wakaaladda Biyaha Hargeisa Mudane Ibraahim Yoonis ayaa Bartiisa Facebook Soo Dhigay Qoraal Kooban oo Sidan u dhagan:

“Waxaanu Maanta heshiis aanu kula saxeexaney Magaalada Addis Ababa shirkada CES oo shirkad Germany ah oo ku guulaysatey in ay diyaariso Detailed designka Mashruuca Biyo Qaybinta Magaalada Hargeysa iyo Mashruuc Beeraha ah, Hadhowna ilaalinaysa tayada Shaqada marka la bilaabo labada Mashruuc.

Waxaana saxeexay Heshiska Wasiirka Beeraha JSL oo saxeexay heshiiska Beeraha, Aniga oo saxeexay heshiiska Wakaalada Biyaha ee Hargeysa iyo Gert Racherbaumer oo u saxeexay CES, Waxaana goob joog ka ahaa Ambassador ku xigeenka Somaliland ee Ethiopia ahna ku simaha Ambassador cusub Ayaanle, Mawliid iyo Madax ka socotey shirkada CES iyo MSC waxaanan ilaahay ka baryaynaa in uu inagu guuleyo dhameystirka Hawsha.”

Somaliland: Wasaaradda Beeraha iyo Wakaaladda Biyaha oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah Somaliland: Wasaaradda Beeraha iyo Wakaaladda Biyaha oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah Somaliland: Wasaaradda Beeraha iyo Wakaaladda Biyaha oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah Somaliland: Wasaaradda Beeraha iyo Wakaaladda Biyaha oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah Somaliland: Wasaaradda Beeraha iyo Wakaaladda Biyaha oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah Somaliland: Wasaaradda Beeraha iyo Wakaaladda Biyaha oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah