Guddoomiyaha gollaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex-martay deegaamada ka tirsan degmada Ceel-afweyn