Xoghaya guud ee xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Cabdillaahi Uur-cade ayaa ka hadlay mawqifka xisbigood ee ku aadan diwaangalinta xukuumadda Somaliland iyo xisbiga KULMIYE sheegeen inay ka bilaamayso deegaamada lagu muransan yahay ee degmada Lughaya