Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa fariin baaq nabadeed ah u direy laba beelood oo mar kale dagaal ku dhex maray deegaanka dogoble iyo dararwayne ee gobolka saanag.