Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Dhawaaqey Iyo Masuulyiinta Lagu Dooran Doono

0
886

Waxaa hada  si rasmi ah loogu dhawaaqey shir weynaha   golaha dhexe ee xisbiga Waddani kaas oo lagu dooran doono musharaxa madaxweyne ee xisbigaas iyo  musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaas

Shir weynaha  ayaaa waxaa loo qoondeeyey in u qabsoomo 1.10.2016  ilaaa 02.10.2016  oo ku beegan maalin sabti ah iyo maalin axda ah  waxaan uu ka dhici doona magaalada Hargeysa

waxaana shirweynahan  si rasmi ah ugu dhawaaaqey xoghayha golaha dhex ee xisbigaas  cismaan Afgaab  Nuur  oo ay harero taagan yahiin labaadiisa ku xigeen ee Cismaan Aw Aadan Jamaac Faarax   iyo Mubaarig Cabdi Xassan  Buuni