“Maxamuud Xaashi Waa Nin Aan Aqoon Badan Aan Laheyn Oo Qabyaalada Yaqaana , Berberana Duulaan Baa Lagu Yahay “..Xildhiban Siciid Cilmi Rooble

0
908

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu  ka hadley aqoonta shaqsiyeed ee uu u leeyahay wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi .

Xildhibaanka ayaa waxaaa uu sheegay In Maxamuud Xaashi uu aqoon wacan u leeyahay oo ay isku gole ahaan jireen hortaantii 2005 waxaana uu ku tilmaamay Maxamuud Xaashi  Masuul aan aqoon badan laheyn isla markaana ku xeel dheer Qabyaalada  sidoo kalana waxaa uu sheegay xldhibaanku in Magaalada Berbera na duulan gaar ah lagu  yahay