Somaliland ; Hay,add AET oo Furtay puplic library Loogu Magac prof.I.M.Lewis

0
686
Wasiirka wasaarad waxbarshad somaliland C/laahi ibraahin Habane ayaa, shalay xadhiga ka jaray library loogu magacdaray  prof.I.M.Lewis  oo ahaa qoraa u dhashay dalka ingiriiska isle markaan , taariikh weyn ku leh Somaliland ,kan diyaariyey buugaag ka sheegaynaysa  dhaqanka iyo taariikhad Somaliland
Librarygan oo ay dhistay hay,adda African Education Trust
Munasibad balaadhan oo loo sameeyey puplic library ay hay,ad AET, ka furtay Hargeysa ayaa, waxaa ka soo ka qayb galay masuuliyiin ka socaday hay’ada AET  kuwaasi oo ka kale yimid wadmada  Geeska Africa iyo UK
Mr. Xasan Ambassy ugu horeyn halkaasi ka hadalay ayaa, ka waramay muhiimada uu Somaliland u leeyahay library gani waxuu sheegay inuu yahay mid bulshada reer Somaliland ku xasuusan doonaan prof.I.M.Lewis  oo uu ku sifeeyey mid aduunka baray dhaqanka iyo nolasha bulshada reer Somaliland
Wasiirka wasaarada waxbarshada Somaliland C/laahi ibraahin habane oo munaasibadaasi ka hadalayey ayaa ka waramay muhiimada librarygan waxaanu bulshada Somaliland ku boori yey inay ku daydaan prof.I.M.Lewis  oo uu ku amaanay inay waqtigii uu sii yey barshada dhaqanka iyo nolasha Somaliland. wasiir habane waxuu dhaliilay akhriste yaasha iyo qoraayaasha Somaliland oo uu tilmaamay inaanay waqti siin waxii bulshada nolashooda taabanayey
Wasiir C/laahi waxuu aradayid reer Somaliland ugu baaqay inay ka faaiidaystaan prof.I.M.Lewis  puplic library kaasi oo xusay inuu uga faaiido badan yahay inay wax ka bartaan internetka gabogabadii wasiir C/laahi ayaa, xadhiga ka jaray librarygaasi