“Nin Ayaa Loo Dilayaa Sideed Nin Wax Caqliga Gala Maaha” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan.

0
654

Guddoomiyaha guddida arrimaha bulshada ee golaha wakiilada xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa ka hadlay sideed nin oo maxkamadda millatariga Somaliland ku xukuntay dil toogasho