Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Madaxwayne Siilaanyo Munaasibadii Loo Qabtey Dayactirka Lagu Samaynayo Wadada Isku Xidha Xamaas Iyo Hargeysa

0
801

Madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta khudbad ka jeediyay munaasibad loo qabtay dayactir lagu samaynayo wadada isku xidha xamaas iyo hargeysa.