Boqor Buur Madow Oo Hanbalyeeyey Xukunkii Lagu Riday Dadkii Loo Haystey Dilkii Taliye Casayr , Rer Saaxil na Baaq U Diray

0
785

Boqor Cisamaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley xukunka lagu ridey dadkii loo haystey dilkii taliye Casayr,

Boqorka ayaa waxaaa uu bogaadiyey xukunkaasi isla markaana waxaaa uu sheegay in ay maxkamadu ay u xunkey sidii ay aheyd waxaana uu bulshada ay  ka  soo jeedan ragan la xukumey ugu baaqay in aan loo baahneen Dhagaxaan iyo mudahaarad ay sameeyan balse ay tahay in ay cafis weydiistan dadka dhibanaha ah