Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Mudaharaad Xoogan Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Sheekh Iyo Fariin Uu U Direy Shacabka Somaliland

0
667

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cade ayaa ka hadlay mudaharaad xoogan oo maanta ka dhacay degmada sheekh ee gobolka Saaxil, taasi oo bulshada degmadu kaga soo horjeedaan xukuno dil ah oo lagu xukumay eedaysanayaashi loo haystay dilkii taliye Casayr, waxaanu uu wasiirku fariin u direy shacabka Somaliland.