Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Ay Xukumaddu Heshiis La Furtay Wafti Ganacsato Ah Oo Kasoo Kicitimay Dalka Kenya Kana Ganacsata Qaadka Miirooga
Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay warar sheegaya in xukumadda somaliland heshiis la gashay ganacsato kasoo kicitintay dalka Kenya isla markaana ka ganacsata qaadka miirooga loo yaqaano iyo kulamo ay la yeesheen waftidaa ganacsatada ah.