Musharax Jamaal Cali Xuseen Iyo Saraakiil Ka Tirsan XIsbiga UCID Oo Cadeeyey Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Go’aamadii Kasoo Baxay Gudida Diiwaangalinta Ee Ku Saabsanaa Khilaafka Xisbiga UCID

0
813

Musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo saraakiil ka tirsan xisbiga UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxay cadeeyeen mawqifka ay ka taagan yihiin go’aamadii kasoo baxay gudida diiwaangalinta ururada siyaasada ee ay ku xaliyeen khilaafkii xisbiga UCID.