Xubno Iskugu Jira Wasiiro,Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland, Maamulka Dawlada Hoose Caasimada Hargeysa Iyo Laamaha Amniga Oo Kulan Ku Dhex Maray Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Kulanka

0
794

Xubno iskugu jira wasiiro,saraakiisha ciidanka booliska Somaliland,maamulka dawlada hoose caasimada hargeysa  iyo laamaha kala duwan ee amniga ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin ku yeesheen xarunta dawlada hoose caasimada hargeysa.