Kalfadhigii 60-Aad Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Lasoo Gabagabeeyey Iyo Qodobada Laga Dooday Intii Uu Socday Kalfadhigu

0
715

Kalfadhigii 60-aad ee golaha guurtida Somaliland yeeshaan ayaa maanta lasoo gabagabeeyey, waxaana intii uu kalfadhigaasi socday laga dooday arimo badan oo ay ka mid yihiin xaaalada amniga gudaha,arimaha dibada, shaqaaqadii ka dhacday deegaanka dharkayn-geenyo iyo qodobo kale.