Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Sii Daysay Fannaan Farxaan Xiddig.

0
934

Maaxkamada gobolka Hargeysa waxay damaano ku sii daysay fanaanka Farxaan xidig oo todobaadyo Hargeysa ku xidhnaa .

Farxaan xidig inkasta oo aanay jirin cid si cad uga hadashay sababta uu u xidhnaa hadana hore waxa uu u sheegay inuu u sharaxanyahay ka mid noqoshada xildhibaanada federaalka Soomaaliya.

Dad ay ka mid yihiin fannaanada Hibo Nuura iyo majaajilayste Boon Xirsi ayaa ku baaqay in la sii daayo fanaan Farxaan Xiddig