Xubno Wasiiro Ah Oo Maanta Soo Afmeeray Shaqaaqo Muddo Badan Ka Dhex Taagnayd Laba Beelood Oo walaalo Ah Oo Wada Daga Gobolka Sool

0
763

Xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukumadda Somaliland ayaa maanta soo afjaray shaqaaqo muddo badan soo dhex taalay laba belood oo walaalo ah oo wada dega deegaanada gobolka sool.