Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Sheegay Qodobada ay ku heshiiyeen Pro Axmed Ismaaciil Samatar oo Maanta ku Biiray Kulmiye

0
715

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Profesor Axmed Ismaaciil oo maanta ku biiray Xisbiga Kulmiye ay ku heshiiyeen side loo mideyn lahaa shacabka Somaliland Beri ilaa Galbeed.