Loolanka UCID: Mujaahid Cali Guray Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Ku Aadan Gunaanadka Dacwadii Khilaafka Xisbiga UCID.

0
873

Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Muj. Cali Guray ayaa ka hadlay aragtidiisa gunaanadka dacwada xisbiga UCID.