Shirkadda Dahabshiil ayaa Habeenkii Xalay Munasabad Balaadhan u Qabatay Jaliyada Ethopia Qatar

0
880
Shirkada Calamigaa ee Dahab Shiil ayaa Habeenkii Xalay Munasabad Balaadhan u Qabatay Jaliyada Ethopia oo ah Jaaliyada Ugu Tirada badan Qaarada Africa ee ku Dhaqan Dalka Qatar  taas oo ay ka soo qayb galeen madaxda ugu saraysa shirkada dahab shiil ee dalkan qatar sidoo kale waxaa munasabadan lagu casuumay madax sarsare oo ka tirsan dawlada qatar
wakiilka shirkada dahabshiil ee dalkan qatar Cabdi Xasan Jaamac ayaa waxa uu soo kordhiyay nidaam cusub oo uu ku kasbanayo macaamiil farabadan taas oo uu habeenkii xalay isugu keenay goob dad ka badan 5000 oo qof la soco barnaamij dhamays tiran oo ku saabsan munasabadaa oo muuqaal ah.
13342009_1294331423914847_649142023_n 13342137_1294332007248122_92396262_n 13342216_1294330813914908_453464600_n 13342333_1294330090581647_1652716212_n 13342378_1294330083914981_493420679_n 13342449_1294330773914912_1581062370_n 13348753_1294332223914767_1672106651_n 13348839_1294330830581573_412869649_n 13349176_1294330820581574_738055337_n 13382218_1294330877248235_1408271702_n 13384903_1294330833914906_672180771_n 13384934_1294330917248231_1962109773_n 13390951_1294332150581441_2090053913_n 13390981_1294330797248243_987039830_n