Axmed Yusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Maalgashiga Dekedda Berbera, Booqashadii Madaxweynaha Turkiga Ee Muqdisho Iyo Mustaqbalkiisa Siyaasadeed.

0
736

Madaxweyne ku-xigeenkk hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay maalgashiga shirkadda DP World ku samaynayso dekedda berbera iyo booqashada Madaxweynaha Turkiga ee Magaalada Muqdisho