Somaliland: Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ku Eedeeyey Masuq-maasuq Iyo Qabyaalad

0
675

Xildhiban Xasan Cawaale Caynaan oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa madaxwayne ku xigeenka Somaliland ku eedeeyey musuq-maasuq iyo qabyalada, isaga oo ka dhawaajiyay in madaxwyane ku xigeenku sheegay inuu is casilayo.