Somaliland: Waxaa Goor Dhawayd Damaanad Lagu Soo Daayay Mid Kamid Ah Labadii Wariye Ee Ciidamada Sirdoonku Xidheen

0
626

Waxaa Goor Dhawayd Damaanad Lagu Soo Daayay Mid Kamid Ah Labadii Wariye Ee Ciidamada Sirdoonku Ay Saaka Xabsiga U Taxaabeen

Waxaa xoriyadiisi dib u helay goor dhawayd Cabdi Xasan Cabdi Oo ka mida masuuliyiinta Bulshotv oo saaka ciidamada Sirdoonku ay xabsiga u taxaabeen isaga iyo guddoomiyihii wargeysaka fore

Waxaana uu Cabdi Xasan Cabdi uu noo sheegay in ay ciidamada Sirdoonku ay damaanad ay ku siidaayeen isaga oo kaliya halka guddoomiyihii wargeyska foore isagana goor dhawayd loogudbiyay Xarunta C.I.D

waxaana uu wariye Cabdi Xasan uu u mahad qaybaha kala duwan ee warbaahinta ururka saxafiyiinta somaliland SOLJA iyo cid wal oo ka qayb qaadatay siidaytiisa